Mustafe Sacad Dhinbil oo madax u ah ururada aan dowliga ahayn ee Somaliland ayaa nagu soo booqday xarunta VOA ee Washington. Mustafe waxaa wareystay Cabdixakiim

Views 1

Mustafe Sacad Dhinbil oo madax u ah ururada aan dowliga ahayn ee Somaliland ayaa nagu soo booqday xarunta VOA ee Washington. Mustafe waxaa wareystay Cabdixakiim Shirwac oo ka wareystay colaaddaha ka jira Tukaraq, Ceel Afweyn, iyo waliba doorashooyinkii madaxtinimo ee Somaliland.

Share This Video


Download

  
Report form
RELATED VIDEOS